Raisul Wasaare Khayre oo Shirweyne balaaran ka furay Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo maanta daah furay shirweynaha qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa muujiyay sida ay dowladda Soomaaliya uga go’an tahay mudnaan siinta dhalinyarada oo laf dhabar u ah horumarka bulshadda iyo ilaalinta qaranimada. Shir weynaha sedaxaad ee Dhallinyarada ee Ra’iiusl Wasaaruhu daah-furay oo ay kasoo qayb galeen boqollaal dhallinyaro ah, … Continue reading Raisul Wasaare Khayre oo Shirweyne balaaran ka furay Muqdisho (Sawirro)